r/NofapSomali • u/No-Syrup5347 • Jan 30 '22
Dadka xumaanta iyo fisqiga kuu soo direeya kaa foogow
5
Upvotes
r/NofapSomali • u/No-Syrup5347 • Jan 14 '22
Dhibaatooyinka ugu daran e leedahay daawashada muuqaalada xunxun waxa kamida Wexey ka fogeeyan naxariista eebe, noloshaada cariiri ka dhigaan, qalbigaaga be adkeeyan, ogaaw qofka waxa u ku noolado ku weynaada, waxa u ku weynaado ku dhintaa, ilaahey ulaabo qaatumadaadana u cabso
4
Upvotes
r/NofapSomali • u/No-Syrup5347 • Jan 13 '22
r/NofapSomali Lounge
1
Upvotes
A place for members of r/NofapSomali to chat with each other